Tacsi: Marxuum Abdillahi Kahin Yusuf

Cibaado Ahmed iyo Ilwaad Cali waxaay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eedo Fadumo Hussein Mohamoud, Rashid Abdillahi Kahin, Said Abdillahi Kahin, Mustafe Abdillahi Kahin, Mohamed Abdillahi Kahin, Kinsi Abdillahi Kahin, Cumar Abdillahi Kahin, Hodan Abdillahi Kahin, Khadra Abdillahi Kahin, iyo Hodo Abdillahi Kahin, gerrida naxdinta leh ee ku timi Aabbo Abdillahi Kahin Yusuf oo ku gerriyoday magalada Toronto ee dalka Canada. Samir iyo Imaan sadiqa Allah ha idin siiyo. Waxaan illahay uga baryayaa inuu Janadii Fardawsa ka waraabiyo.

 

Inna lilahay waa inna ilahay raajicuun

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker