Wafti Ka Socda Dalka Qatar Oo Soo Gaadhay Magaalada Hargeysa
Waxaa maanta Magaalada Hargeysa soo gaadhay wefti uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Qatar Dr. Mutlaq Al Qahtani.
Wafdiga ayaa waxaa Magaalada Hargeysa ku qaabilay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf Cusmaan.









