Boqolal Muhaajiriin ay Soomaali ku jirtay oo lagu qabtay Turkiga.

Ilo dhinaca Ammaanka ayaa sheegay in la qabtay Muhaajiriin tiradooda guud dhan tahay 287 qof, kuwaasi oo intooda badan lagu xidhay W/galbeed ee dalka Turkiga.

Ilaaladda Xuduudaha ee dalkaasi waxay sheegeen inay 220 Tahriibayaal ka qabteen Degmadda MERIC ee Gobalka EDIRNE ee W/Galbeed ee dalkaasi iyo Tuullooyinka Bosnakoy iyo Orhaniye.

 

 

Muhaajiriinta la qabtay waxay ka soo kala jeedaan dalalka Somalia, Syria, Pakistan, Libya, Algeria, Falastiin, Ciraaq, Morooko, Iiraan, Tunisia, Bangaladesh. Afganistaan, Senigaal iyo Koongo.

Oodweynenews Newsdesk

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker