Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Shaqo Joojintii Sh. Rusheeye Iyo Xaalada Guud ee Gobolka
BURCO(OWN)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Md Xamse Maxamed Cabdi Oo Ka Hadlay Shaqo Joojintii Sh. Rusheeye + Xaalada Guud ee Gobolka Oo Uu Faahfaahin Ka Bixiyey. Halkan hoose ka daawo