Daawo Dhalinyaro Tahriibayaal Ah Oo Lagusoo Dhaweeyay Hargaysa
Dhalinyaro Tahriibayaal Ah Oo Ay Dawladda Soomaaliya kasoo badbaadisay xabsiyada Dalka liibiya ayaa Lagusoo Dhaweeyay Madaarka Hargaysa kadib markii qaar ka mid ah dib loogu celiyey Muqdisho iyo garoowe .