Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo ku Dhawaaqay Bilawga Wareega 3aad Ee Talaalka CORONAVIRUS

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ayaa daahfurtay talaalka kahortaga xannuunka CORONAVIRUS kaasoo noqonaya markii sadexaad ee dalka laga daahfuro Talaalka, kadib markii ay dhammaadeen wajiyadii hore.

Muwaadiniinta Somaliland ayaa talaalkan ka heli kara xarumaha ,  iyada oo uu qofka aan hore u qaadan uu qaadan karo wajiga koowaad hakka qofkii marka hore qaatayna uu ka heli karo qaybtiisii labaad oo ay xiligan ku beegan tahay xiligii loogu tala galay in uu qaybta labaad uu qaato.

Muwaadin ka qayb qaado xakamaynta xannuunka CORONAVIRUS oo qaado qaybaha kala duwan ee talaalka kahortaga iyo xakamaynta xannuunka CORONAVIRUS.

Waaxda Xidhiidhka Dadwaynaha, Wacyigalinta Iyo Warbaahinta Ee Wasaaradda H. Caafimaadka JSL.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker