18ka may hanbaliyo maxay somaliland qabsatay muddo 28 sannadood ah.? wax badan

somaliland waxa ay leedahay laba xafladood ama dabaal daggeed kuwaas oo u gaar ah astaanta jamhuuriyadda curdinka ah ee somaliland,midi waa 26kii juun,middina waa 18ka  may.
somaliland oo ah goobtii ugu horreysey ee  laga abaabulo kacdoon ka dhan ahaa gummeysigii engriiska xilli ay afrikaanka badankoodu ay hurdeen,kadib markay labaatan sannadeedyo  ay doorka ugu jireen kooxii gummeysi la dirarka ahaa ee  ay  hoggaanka u hayeen  daraawiishtu.
waana goobtii ugu horreysey ee loo adeegsado in diyaaradihii engriiska  in lagu rusheeyo,taas oo ay taariikh u tahay somaliland.
waana dadkii u taagnaa midnimada shantii soomaaliyeed wakhtigii  gobonimada la qaatayna  waxa ay  hamuum u qabeen  helitaan shan soomaaliyeed in  la hellooo la hello kuwaas oo shacuurta iyo dareenkooga iyo dhuuxagaba ku jiray .
somaliland waxa ugu weyn ee muddadii toddobiyo labaatanka sannadood qabsadeen waa wax badan taas oo ay ugu horreyso waa nabad  maanta dawladu soomaaliya waxa ay mar qudha ka fikirayaan ama ay u hammuum qabeen si ay mar qudhuun alla u siin lahaa nabad si ay waxbadan ugu hagaagaan .
somaliland waxbadan way ka dhimanyihiin balse roomaba afar cisho laguma dhisin annigoo  reer somaliland ugu hanbaliayayna maalintooda qaran waxa aan kula talinayaa inay nabada xajistaan qofkastaana dalkiisa usoo jeedsado sida uu horumarin lahaa deegaan deegaan haloo tartamo oo hadday berberi horumar gaadho,waana burcana dadkoo ficil galaaan oo hargeysi ficil galaan oo gebiiley ficil galaan waa in lagu ficiltimaa  wanaaga iyo khayrka kollay hanbaliyaan leeyahay
hamse riraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker