Horyaalka Yurub Iyo Caawa: Liverpool iyo Real Madrid

Waxaa caawa magaalo madaxda Ukraine ee Kiev ka dhici doonta ciyaarta kama dambaysta ah ee horyaalka Yurub oo aad loo sugayey saadaal badanna laga sii bixinayey sida ay ku dhamaan doonto.

 

Ciyaartu waxay dhex mari doontaa labada kooxood ee Liverpool oo Ingiriis ah iyo Real Madrid oo reer Spain ah, Hadaba waxa laga filan karo ciyaartaa ayaa Sucaad Samaara oo ka tirsan idaacadda gool ee magaalada Muqdisho waxay uga warantay Bashiir Maxamed Caato oo khadka telefoonka kula xidhiidhay.

 

https://www.youtube.com/watch?v=kkdZXYOVl-M

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker