War Saxaafadeed kasoo baxay Puntland Oo lagu sheegay dagaalka saaka dib uga bilowday deegaanka Tukaraq
War Saxaafadeed kasoo baxay maamulka Puntland ayaa lagu sheegay dagaalka saaka dib uga bilowday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool in ay soo qaadeen ciidamada Somaliland.