KENYA oo shaacisay inuu dalkeeda soo galay madaxii amniyaatka AL-SHABAAAB xilli lagu ogaa gacanta DF

ENYA oo shaacisay inuu dalkeeda soo galay madaxii amniyaatka AL-SHABAAAB xilli lagu ogaa gacanta DF.

 

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in uu dalkeeda soo galay sarkaal sare oo ka tirsan Ururka Al-shabaab oo horay ugu jiray gacanta dowladda Soomaaliya.

Warkan oo ka soo baxay laamaha Amnga Kenya ayaa lagu sheegyay sarkaalkan oo lagu magacaabo Cabdi Waaxid Ciise Khaliif Cabdi (Ciise Tarabuun) uu gudaha u soo galay dalka Kenya 24kii bishan September,

Dowladda Soomaaliya ayaa horay u sheegtay in sarkaalkan ay gacanta ku dhigtay islamarkaana maxkamad la horkeeni doono, balse wixii waqtgaa ka danbeeyay ma jirin wax war ah oo ku saabsanaa sarkaalkan oo ka soo baxay laamaha Amniga dowladda Soomaaliya, iyadoo ugu danbeyntii Kenya sheegtay in uu dalkeeda uu soo gaalay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker