Adeeggii korontada oo u soo laabtay Jigjiga iyo magaalooyin kale

Waxaa dib u soo laabtay adeeggii korontada ee magaalada Jigjiga iyo magaalooyinka kale ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo saacadihii la soo dhaafay koronto la’aan ay ka jirtay.

Maqnaashiyaha korontada ee Jigjiga iyo Dhagaxbuur oo warar kala duwan ka soo baxayeen ayaa waxaa hadda muuqata in la hagaajiyay cilladii jirtay sidey doontaba ha ku timaadee.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker