Urur Siyaasadeedka Waabari oo Doortay Hogaankii Ururkaasi
Aasaasayaasha Ururka Waaberi ayaa doortay 4 Xubnood oo noqon doona hoggaan ku meel gaadh ah;
Gudoomiye
Abdirisaq Ibraahim Maxamed Ataash
Gudomiye Ku xigeen
Mustafe Maxmed Qodax
Gudomiye Ku xigeen
Omer Shuceyb Maxamed
Xoghaye Guud
Salma Sh Abdirahman
Xoghaye Ku xigeenka Guud
Mustafe Maxamed Caqli