KA SII XUN.
KA SII XUN.
Keene iyo kordhiye.
Keene .waaryaa kordhiye saaxiib xukuumadan joogta maanta
Intaan qalinkii soo qaatay ayaan wax alaale iyo wax aan ka qoro
Aan garan waa yay xaggaasaan eegay waa madhantay
Xagganaan eegay waa madhantay hoosbaan eegay waa madhantay
Saraan eegay waa madhantay.
Kordhiye. Saaxiib markaan kuwan arkay kulmiyii horaa caano
Noqonaaya taniย ย KASII XUNย ย boqolaal jeer hadalkoodu dhadhan
Male aragoodu dhadhan maleย ย dhammaantoodba dhadhan male
Yacniiย ย meel aynu nidhaa way fayawday ee ka hadla ma jirto
Markaa shacabka S/LAAN iyagay utaalaa waxay ka yeelayaan
Guuleed liibaanย ย ย ย snm1710@livecom