Daawo:- Qaabkii Madaxweyne Muuse Biixi Loogusoo Dhaweeyay Magaalada Laas-caanood.

Laas-caanood-(OWN)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Ayaa Maanta Waxa Ay Gaadheen Magaalada Laascaanood Ee Xarunta U Ah Gobolka Sool, Madaxweynaha Iyo Waftigiisa Ayaa Lagusoo Dhaweeyay Magaalada, Waxaana Uu Waftiga Madaxweynuhu Usii Gudbay Deegaanka Tuke-raq Oo Fadhiisin U Ah Ciidamada Somaliland Ee Jiidaasi Ay Isku Hor Fadhiyaan Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker