Muslimiintii Lagu Laayay New Zealand Oo Aas Qaran Loo Sameeyey

Munaasabad iskugu jirtay duco ayaa todobo beri kadib lagu qabtey Wajhada hore ee masaajidkii lagu laayey dad Musliim ah magaalda Christchurch ee dalka New Zealand.

Dadka munaasabadda kasoo qeybgalay waxaa ka mid ah raysalwasaarhaa dalka New Zealand iyo madaxda dalkaasi qaarkood. Waxaa kulankaan maanta kadib loo dareeray aaska dadkii ku geeriyoodey toogashadii ka dhacdey 2 Masaajid oo lagu weeraray magaladasi.

Muslimiinta wadanka ayaa si weyn uga mahadceliyey sida dadka reer New Zealand ay uga fal celiyeen dhacdan.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker