Guddoomiye Cirro Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Ceerigaabo+SAWIRRO

Gudomiyaha Xisbiga Mucaradka ah WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Oo Muddoyinkii u danbeyayba waday Kormeero Uu Galaa Bixinayay Gobalada Dalka ayaa Maanta Gaadhay Magalada Cerigabo Ee Xarunta Gobalka Sanaag

Image may contain: 10 people, crowd, tree, sky and outdoor

 

Wafti Baladhan Oo Uu Hogaminayay Musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa Markii ay Gadheen Duleedka Degmada Cerigabo Waxa ay Halkaasi Kala Kulmeen Soo Dhawayn Baladhan iyaga oo ay Dadwaynuhu ay ahayeen Kuwo Taagnaya Wadoyinka isla Markaasna ku Dhawaqayay Hadalo ay ku Soo Dhawaynayeen Gudomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Waftiga Uu Hogaminayay

Image may contain: 1 person, smiling, standing and outdoor

Tagerayasha Xisbiga Wadani Ee Magalada Cerigabo ayaa Taagnaa Wadoyinka Shaaraca ah ee Dhex Mara Gudaha iyaga Oo Sitay Calanka Astaanta u ah Xisbiga Wadani

Image may contain: 5 people, outdoor

Gudomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed C/Laahi (Cirro) Oo Goob Fagare ah Kala Hadlayay Tagerayasha Xisbiga Wadani Ee Magalada Cerigabo ayaa uga mahadceliyay soo dhawaynta baladhan ee ay ku qaabileen waftiga

Image may contain: 7 people, outdoor

Waxaanu Gudomiyuhu Uga Mahad Celiyay Reer Sanaag Codkii ay Wakhtigii Dorashada Madaxtoyada ay Ugu Hiiliyeen Xisbiga Wadani.

Image may contain: car, sky, outdoor and nature

Image may contain: sky, car and outdoor

Image may contain: 1 person, car, sky and outdoor

Image may contain: 1 person, sky, cloud, car and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling, outdoor

Image may contain: car, sky and outdoor

Image may contain: 1 person, smiling, flower, sunglasses, hat, outdoor and closeup

Image may contain: 2 people

Image may contain: 1 person

Image may contain: 3 people

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker