Madaxweyne Muuse Biixi oo xafiiskiisa ku qaabiley Aabhihii dhalay caruurtii daadku qaaday

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley Axmed Qorane oo ahaa Aabihii dhalay carruurtii daadku ku qaaday Magaalada Hargeysa habeen hore.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker