REER SOMALILAND WAXAAN SHARCIGU MADAXWEYNIHII MAAHA MANA NOQAN KARO

Illaa maanta laga joogo Somalidu ummad ahaa dunida waxba kumay soo kordhin, marka shakhsi shakhsi loo eegana waa the (very intelligent) oon binu Adamka kale waxba dheerayn. Waxaa ummadi wax ku noqotaa marka ay raacdo sharcigii Allah Hadday ka warwareegto sharcigii illaahay waa inay raacdaa sharcigii ay malmaluuqatay ee ay meelaahaa ka soo urursatay hadday kamana raaci weydo meel madhan bay degtay. Somalia iyada muddo dheer b aynu kala maqnayn warns isuma hayno qaraxyaa ka dhaca uunbaynu maqalaa waxaan ka hadlayaa wadankeena Somaliland. Somaliland sharcigay dhigatay oo weliba kala wada dhindhinnaa intay is kaga tagtay bay madaxweyne haa sharcigii ka dhigatay oo tidhaahdo madaxweyn ahaa sharci inoo ah madaxweynuhu waa qof binu adama haddaanu sharcigu wadanka ka shaqaynayn intuu ogaan. Wuxuu haystaa 24 saacadood, 10 reer kii Suu dhex joogaa shan saacadood NA waa la harder yaacayaa hadduu ugu bato 3 cisho ayuu afar afar saacadood xafiiska fadhiisan.  Wadanka boqol kin oo dhacdo ayaa ka dhacaya maalintii intuu ogaan intuu wareegto u kala qori waa wax aan can ligaments geli in madaxweyne sharci laga dhigto oo sharcigiina meel iska dhigo.  Ta labaad waxay ahayd Madaxwene Hu inuu soo bato oo Dadka la hadlo oo yidhaahdo waar angular sharci ma ihi ee madaxweyne ayaa Anna sharcigaan HOOS joogaa oon madaxweyne ku ahay wareegto wadanka waxkastoo ka dhacaya kama saari karo ee sharcigaan wadanka gaadhsiinayaa. Wadamada sharciga ku dhaqma ay dhigaan ee uu dhaqan galay iskadaa police Guri gaga yimaadaba e marka post man ku warqad a qalma u soo tuuro end sanqadha maqasho ayuu Dadka waanu hi HAQ yidhaa baqashada sharcigu her Kay gaadhay. Inagana dil budhcadnimo ah baa maalin walba ka dhaca wadanka madaxweyne intuu ogaan I lay isagaa sharcigiina lagu bedelayana ma ogaan karo .wadankeena waxaa loogu baa hi badan yey biyo Dadka iyo xoogaaga iyo xayawaanku cabbo shalay oo u dambaysay dad degaankoodii RIIG KA QODAYA OO BIYO SOO SAARAYA SI SHARCI AYAA NIMAN BUDHCAD AHI WEERAREEN OO XABAD LA DHACEEN MARKAA SHARCIGII MADAXWEYNIHII AYAA LAGU BEDELAY OO WAX WALBA LABA SUGAYAA INUU QABTO MANA OGAAN KARO WAREEGTANA DHACDOOYIN MA GAADHSIIN KARO.

GUNAANADKII SOMALILAND INTA MADAXWEYNIHIIBAA NOOSHARCIYA AA LEEDIHIIN EE SHARCIGIIBA ISKA LABA TEN WAA HOOGIINA.
M BASHE

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker