Daawo:-Xisbiga Waddani Oo Eedayn Ujeediyay Mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland Kuna Eedeyey Qabyaalad Iyo Sharci Jabin.

Hargaysa-(OWN)-Xoghayaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Xisbiga Waddani Yoonis Axmed Yoonis  ayaa waxaa uu mareeyaha Haaya’dda Duulista Somaliland ku eedeyey in  sifo sharci daro ah uu ku bixiyey Parking Cusub oo loo sameynaayo madaarka diyaaradaha  ee Magaalada Hargeysa……….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker