Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay dib u soo celisay xidhiidhkii dowladda Kenya.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u soo celisay xidhiidhka diblomaansiyadeed ee kala dhaxeyaya dowladda Kenya .

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaalada oo shir jaraa’id warbaahinta kula hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dib u soo celisay xiriirkeedii kala dhaxeeyay Kenya .

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker