Daawo Maayar Soltelco oo u tanaasulay Cabdikariim Axmed Mooge.
“Waxaan ku qancay in aan ka noqdo hankaygii, runtii waan ogahay taageerayaashayda wey ku adagtahay laakiin kursigu laba uma qaybsamo” Maayir hore Cabdiraxmaan Soltelco.