Dhegayso: Madaxwaynaha Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Fashilka Shirkii Garoowe

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdilaahi Deni, ayaa xalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Garoowe kaga hadlay shirkii dhawaan madaxda Soomaalida ee Garoowe ugu soo gaba gaboomey.

 

Shirkaasi jaraa’id ayuu madaxweyne Deni sidoo kale uga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan siyaasadda hadda ee Soomaaliya. Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan Garoowe ka soo direy.

 

Halkan hoose ka Dhagayso

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker