Daawo: Warbixin: 10 Sano Guuradii kasoo Wareegtay Qarixii Hotel Shaamow, oo Magaalada Muqdisho Laga Xusay

Maalinta  oo ah Maalin Talaado ah Bisha December-na ay Tahay 3  Waxay ku buuxdaa Toban Sano markii qarax uu ka dhacay Hoteelka Shaamow oo ay ka socotay Xaflad qalin jebin ah.

 

Qaraxaas  oo ahaa mid Aad U Xoog badan Waxaa ku dhintay in ka badan 30 qof oo ay ku jirana Ardaydii qalin jebinaysay, Wasiiro iyo dhaqaatiir.

Qaraxan waxaa gaystay sida la aamisan yahay nin isku soo Xidhay waxyaabaha qarxa oo ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Waraysiyo ku Lala Yeeshay Qaar ka mida Dadkii Ku Waxyeeloobay.

WARBIXINTAN OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO:

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker