Daawo: “Carurtayda xanuunka halleelay maaha Mid Magac aan u Garanayo” Subxaanallaah

Burco(OWN)-  Kayse Muuse Samatar waa abaaha Saddex caruur ah, oo ku dhashay Xanuun aan magacisa aan la garanayn, Kaasi oo ka abaaray Muqaalka duleed ee Caruurtaasi, Iyagoo ku dhashay xanuunkaasi.

Kayse muuse iyo qoyskiisa ayaa ah dadkii ay saameyeen abaarihii ka dhacay dalka dhamaadkiis sanadkani, iyagoo usoo guuray mid kamid ah kaamamka duleedka magalada burco, Taasi oo keentay inay dadku usoo daawashato tagaan ubadkaasi muqaalkooda,

Ugu horayntii waxaa ka warbixiyey Abaaha caruurtani kayse muuse samater, oo bulshada u sheegay inay ubadkani ku dhasheen xanuunkani alle u keenay.

 

home

Related Articles

Leave a Reply

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker