Ma Dooneysaa Inaad Mustaqbalkaaga Hore u Marisid,. Maalgasho oo Ka Faa,iideyso Super Marketka Cawaale Ee Göteborg Sweden oo Loosoo Bandhigay Inay Dadku Maalgashan Karaan
Iyadoo Ganacsiga dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalka Sweden uu aad sare ugu sii kacayo maalinba maalinta ka danbeysa ayaa masuuliyiinta dukaanka cuntada ama Super Market-ka lagu magacaabo Cawaale ama (Awale Orientlivs) ee ku yaala xaafada Bellevue ee magaalada Göteborg ama Gothenborg ee caasimaga labaad ee dalka Sweden ay dadweynaha Soomaaliyeed u soo bandhigayaan inay maalgashan karaan oo ay lacagtooda ku darsan karaan dukaankan iyagoo ugu tallo galay in dadka Soomaaliyeed ay ka faa,iideystaan,
Hadaba fursadan oo aad u qaali ah waxaa lioogu baaqayaa dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Sweden inay ka faa,iideystaan oo ay maalgashtaan dukaankaa, Dukaankan oo ah nooca Super Market ka oo casri ah waxa lagu iibiyaa dhamaan noocyada cuntooyinka & alaabooyinka kale, Hadaba ka faa,iideyso fursadan qaaliga ah oo hore u gaadh,
Masuuliyiinta Dukaankan waxay qaban doonaan laba kulan oo ay dadka ugu sharaxayaan arimaha dukaanka isla markaana ay faah faahin ka siinayaan maalmaha kala ah, Talaadada 26-03-2019 & Sabtida 31-03-2019, Dukaankan wuxuu ku yaalaa xaafada Bellevue ee magaalada Göteborg wuxuuna u dhowyahay masaajidka weyn ee Soomaalida,
Wixii faah faahin ah kala xidhiidh Agaasimaha ama afhayeenka Dukaanka Cawaale Super Market
Mr Xuseen Abdi
tell:- 0729300335
Email- Hussein7980@hotmail.com
Ama
gudoomiyaha Dukaanka
Mr Cawaale Burhaan
Tell:- 0700290799
Ciwaanka Dukaanka ama Super Market-ka
Larskaggsgatan 36
Gamlestaden bellevue
Göteborg