Putin oo si aan laga fileyn ugu falceliyay quraankii lagu gubay Sweden

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa cambaareeyay falkii ka dhacay Sweden ee lagu gubay nuqul kamid ah kitaabka quraanka.

Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya Madaxweynaha Ruushka oo aad u amaanaya kitaabka quraanka.

Dhowr mar ayuu ku celceliyay in quraanka oo la ixtiraami waayo ay dembi ka tahay dakiisa, marka loo eego waddamada kale.

Dalal badan oo muslimiin ah iyo kuwa kale ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay arrintaasi, waxaana kamid ah Turkiga, Morocoo, Sacuudiga, Ciraaq, Mareykaka iyo kuwa kale.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker