“Hargeysa Meherad Kasta Boodhkeedda Af-Ingiriisi Baa Ku Qoran” Abwaan Xasan Daahir Weedhsame.

1. Miyey jirtaa cid intay innagu qasabtay Af-ingiriisi ka dhiga innagu tidhi? Waa “Maya”
2. Miyey jirtaa cid lacag innagu siisa in aynu Af-qalaad ku qoranaa Boodhadhka? Waa “Maya”

Haddaynaan Boodhadhka Af-ingiriisiga ku qoran dheef muuqata ku helayn, dhib innagu imanaysana aanay innaga baajinayn, Maxay tahay sababta aynu ku calmanay ee aynu ku dooranay?
Marka aad weydiintaa jawaabteedu kuu caddaato, Habarta BAADARIYADA ahna saamaynteeda mustaqbalka fog waad ila dareemi doontaa.

Ma is weydiisay sababta wadaadka jaamacadaha Sucuudiga ka soo baxay WAHAABIGA u yahay, ka Azharta ka soo baxayna ASHCARIGA u yahay.?
Hadda garo oo labaduba waxay soo barteen waa diin isku mid ah.

Qorre :- Abwaan Weedhsame.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker