Waa mar ay talo fara ka haaday

Waa mar ay talo fara ka haadday

Keene iyo kordhiye

Keene. Waar yaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay

Goormuu  INA BIIXI  aqbali doonaa qodobada GARXAJIS

Kordhiye. Saaxiib manta suaal aad uqiima badan ayaad iweydiisay

Aad baad umahadsantahay.

Saaxiib jawaabtu waxa weeye waxa uu aqbali goor ay ttalo

FARA KA HAADDAY.

Maskaxda afrikaanka ayaa noocaa ushaqaysa.

Immika KOONFUR AFRIKA  markii ay 200,000   ookun dhinteen

Ayuu aqbali awood qaybsigii nabada lagaga waa yay

Innakana sidaasaan inooga baqayaa waayo beeshani waa beesha

Ugu faraha badan uguna dagaal yahansan hadday kacdana

Lama fadhiisin kari doono.

Saaxiib warkeenaa yaan fidmo loo qaadan waa badbaadin qaran

Iyo wanaag isu sheeg.

 

Guuleed liibaan  snm1710@live com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker