Madaxweyne Ku Xigeenkii Saylici oo ay la socdeen Rooxaantii boqorka Sucuudiga oo sawradoodii lagu xardhay Airportka lagu soo dhaweeyey, Rooxaantaasi aan la arkayn.

Xukuumada Muuse Fashil ayaa Saylici oo Waajibaadkii Xajka soo gutey, hadana uu Umada & Diyaaradii uu
kala soo degey been, waayo waxa Umada la tusey Sawiro Saylici & Boqorkii Sucuudiga oo Ariportka lagu
soo dhaweynayo, hadana Saylici ayuun baa ka soo degey ee Boqorkii la sawirnaa ee lala soo dhaweynayey
lama socda, kolkaa Sawirkiina wuu sudhan yahay oo ku soo dhawaw ayaa ku qoran, hadana Boqorka lama
arag, ee Saylici oo qudha ayaa soo degey, kolkaa Boqorka ma rooxaantiisii ayaa la socotey Umada haloo sheego
waayo, Sawirada labada qod ee soo dhawaw & hadana Boqorkii lama socdo ?.
Saylici Xajkii uu ka yimid inuu been kala soo noqdo maaha, waayo sawirku waa been & soo dhawaada & keligii
sawirku ma run baa miyaanay been ahayn.
Sidaas Darteed, Muuse Lockal & Xukuumadiisa Fashilka xiita shalay inuu yahay Madaxweyne Xaafadeed ama
Gobol Gabiley & Galbeedka uu afkiisa ka yidhi Huuno ayaan ahay Reer Galbeeda, jamaacadihii albeedka wuu
tegey oo ardaydii Qalin Jebinta wuu kala qayb galay, Camuud & Hargeysa, ardeydii & Jaamacdii Burcana muu
tegin xiitaa Wasiirkii waxbarashada ayuu u diri waayey, oo Ninku adeerka u yahay ee Xaafadiisa ee Agaasimaha
Madaxtooyada ayuu u direy, waa quudhsi Burco & Bari uu Muuse yasayo.
Sidaas Darteed, Muuse Fashilka inuu is casilo ayaa u fiican, Ardeydii & Jaamacadihii oo uu kala qaybiyey, kala
godobsadey oo Gobaladii Galbeedka uu yidhi waan u dhashay, Gobolada Barigase uuma ihi Madaxweyne ee
Xaafadeyda & Galbeedka ayaan u ahay oo ardeydii Jaamacada Burco cabashadood  & Su,aalba u soo gudbiyeen.
Saraakiishiisii Ciidamada oo cadeeyey, Cadaalad darada ka jirta Ciidamada ee Caare uu uga baxay, oo ay ku andac-
oodeen Caare intuu Dad laayey ayaa layska sii daayey, oo Cadaalad Daradu wey jirtaa Caare uu u goostey, oo
isgaan adaalad daro uugu hiilinay.
Kolkaa Muuse Lockal & Xukuumadiisa Jeegaanta waa Muafashil ee hays ha casisho, uuse Handaraab intaanu
Qufulo waaweyn Wadanku ku xidhmin.
sawtaa Saylici oo xajkii ka yimid Cibaadadii khayrka qabtey, Been ku iba furey, Been & Sawir Boqorkii Sucuudiga
soo dhawaada lagu xardhay, miyaanay been ahayn Saylici yaa la socdey.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker