Wararkii Ugu Danbeeyey Xaaladda Magaaladda Boosaaso Ee Maanta

Waxaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhaqan gashay xabad joojintii la kala dhex-dhigay Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF ee mudada Saddexda Maalmood ah ku dagaalamayay Magaalada Boosaaso.

Isimada kunool degaannada Puntland ayaa xabad joojin kala dhex-dhigay labada dhinac, iyada oo Ciidamadii ishor-fadhiyay la kala qaaday.

Qaar ka imid ah dadkii ka qaxay magaalada ayaa hadda billaabay in dib ugu soo laabtaan guryahdooda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker