Maqaalka Uu Abwaaan Qoraa Siciid Mohamud Gahayr Qoray ….

Sida aan ognahay waxa aan dhawaan akhristay maqaal uu qoray abwaan,qoraa,aqoonyahan,ustaad,siciid mohamuud gahayr .
Taas oo sheegaysay inuu la kulmay sifiirka jabuuti u fadhiya jamhuuriyadda somaliland war farxada ay is weydaarsadeen.
Taas oo ka hadlaysay kiiskii ku sahabsanaa muwaadinkii reer somaliland ee cabdilaahi sheikh cabdirahmaan gacanta ka xaqdaran u gudbisay jabuuti muddo 6 sanniyo dheeraadna ku xabisan guddaha jeelka jabuutiyo.
Rejadaa iyo yaddiiladaas waa mid na galin doonta farxad .siciid mohamuud gahayrna runtii waa dadka dhiftiyo  damiirka bini aadamtimada nooshahay leh alla hakaraameeyo.siciid mohamuud gahayr
Hamse riiraash

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker