Khadra Daahir cige oo maanta Lagu Aasi Doono Hargeysa.

 

Sida eheladdeedu goordhaweyd soo sheegeen tobanka subaxnimo (10:00am) ayaa guriga laga qaadayaa Maydka, iyadoo lagu aasi doono xabaalo ku yaalla deegaanka Halleeya ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa.

Ciddii ka qaybgalaysaa sidaas ha ula socoto.

Alle ha u naxariisto Marxuumadda.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker