( khatarta boliska somaliland iskaa ilaali )

habeen  aya waxan  donayay inaan so bokhdo qoys  aanu qaraabo nahay   oo
degeen xafada  qudhac  dheer  ee   magalda hargaysa   waxan  aha wakhadiga
  kaligay  waxan,    watay gaadhi  ha sa yeeshee gadhigi aan watay waxaan uu
dalacay     murayda   waxna ii baxayay qabojiya.      waxan  ku so  hagagay
  • xaruuntaa boliska  xafada qudhac dheer .    lakiin  aan la ogolayn in
  • habeenki   la maro wadada       ku beegan  xarunta saldhiga boliska ,
  • waxa   ila  hadlay ilaaladi   saldhiga  waxnay    . yidhadeen   istaag
  • dhawaaq  dheer .,lakiin      man maqlayn     sababto  aha waxa ii
  • dalacna  murayda gadhigaan ku jiro , ka dib  waxay igu   rideen ,xabad.
  •  waxnan arkay qof qori igu so fiiqaya  ka  dib  Dad badan oo meesha
  • marayay  aya qayliyay   waxay ii  sheegeen inaay meeshu  tahay xaruun
  • boliis  on  habeenki meeshan aan la mariin,habeenki    lakiin malintii uun
  • la maro.   gadhigii wan  ka degay  waxan u tegey askartii  waxan ku   idhi
  • maxaad  . calamaad   aay dadku arkaan uu dhigi  waydeen  oo
  • digniinaa  oo  aay  dadku  ku  gartaan   inay tahay meel aan habeenki la
  • mari karin   ama cadynaya inaay tahay   xaruun bolis ,    asgarti waxay
  • igu yidhahden   orood  dawlad uu sheeg oo na dhaaf  waxad nagala
  • hadlayso garan mayne .    wan iska noqaday  waxanan ku noqaday
  • meshi aan ka imi     . waxan subixi go aansaday inaan uu tago cali
  • maxamed waran  cade oo wakhadiga aha    wasiirka ariimha guda
  • somaliland      cali  waran cade waxan ugu teegay gurigisa  waxan  u
  • sheegay  wixi xalay igu dhacay waxnan   uu so jeediyey   dhamaan
  • sal.dhigyada boliisk  in lo sameeyo  calamado   digniina  oo muujinayay
  • khatara  aay leedayahy meeshani ..   cali wuxu igu yidhi ariintaa aad
  • sheegtay way nagu so noqoqotay waxna waanu ka qabanayana
  • dhawan  hadii illhay yidha   ,        waxan  go aansaday saldhigi qudhaac
  • dheer  ee aan  xalay ku sigtay inaan dib igu noqodo oo aan taliska
  • saldhiga wixi xalay dhacay la socod  siyo waxanan uu sheegay khatartii
  • aan xalay galay in arinta waxa laga qabto  ama wadadaan habeenki  aay
  • khadar ku tahay    bulshada  …  runtii way ii garabeen waxay ii sheegeen
  • inay waxa ka qabanayan  waxan ka so dhaqaaqay waxan  imi  saldhiiga
  • rugtaa  gudubta ee new haragysa waxanan la kulmay maxada  ugu
  • sareeya  saldhigaaa  . waxan   u sheegay wixi  xalay    saldhiga qudhac
  • dheer igaga dhacay     kolka waxan donay inaan ariinta aad ka dig
  • toonataan . anigo sarkalki  uu sareeye saldhiga  new hargaysa la
  • hadlaya  aya waxa no yimi ninkale oo sarkala  o  aanu isku jufo ka so
  • jeedno      wuxu igu  yidhi .maxad  meshaa ka so dontay  .  waxan  ugu
  • jawbay  adeer      taliya  ayaan   ariin kala  hadlayaa .  runtii   hadalka
  •  wuu  dhibsaday waanu  na dhafay
,
malinti labaad  aya isgoo hawl gal cidan ku jira     ayanu meel maqaxiya     oo
  • suqa  dhexdiisa isugu so galay    , isgoo kafdmaya  ayaa wuxu  yidhi
  • rerkaygaa ninka dhofaa  wuxu uu socod sida rer hebeel !  waxaan  ugu
  • jawaabay ,  adeer hawl qarana  waad haysa   waxanaynu joganaa suqaa
  • inaad manata qabiil ku kafdanto adigo  dirayskii cidanka xidhan kuma
  • ficnaa lakiin  bal markaad  so rawaxado aynu isu nimaado kolkaas
  • ayaynu kafdami donaye .,  markii  aan intaa   idhi  sarkaalki  aad ayu uu
  • xanaqay  waxanu  yidhi isgoo cidankisi la hadlayaa   xidha kalabkan wuu
  • kibraye !  waxa lay taxbay  saldhiga  new  hargaysa   intii lay sii waday
  • aya waxan  la  la hadlay sarkaalki   ka sareeyay ee  saldhiiga  haystay
  • waxan u sheegay   in lay so wado  oo la donaayo in lay xidho  ,   wuxu
  • yidhi , oo  adeer  maxad  samaysay   ,  waxan  u sheegay  inaan
  • sarkaalki hawl`galka  ku jiray ila kafdmay ka diba aan ku ku  idhi adeer
  • kafdanka jooji intaad shaqada ku jirto   , markaa intaas aya laygu xidhaya
  • ,  waxa lay keenay saldhigi intaan magacayga la qoriin  ayaa waxa so
  • galay sarkalki   saldhiga  haystay  oo aan filayo inay  asgarti ii waday
  • aay  warkaa  siyeen .wuxu  igu yidhi iska so bax  oo intu ninki ku haystay
  • meshaa imanaay so fadhiiso  meel   ayaan fadhistay  xafiskiisa ka mida ,
  • in yar ka dib waxa no so galay   sarkalki  iso xidhay    , markii  uu  so
  • galay  ay sarkaalki saldhiga haystay aya wuxu ku yidhi   , maxad  ninkan
  • ku so xidhay .  wuxu ku jawbay    adeer   ayaan u ahay aniga so xidhye
  • iska dhaaf taliye !   cajib                                                     intaasi
  1.  markaay  dheex  martay labadii sarkaal   ayaan iska  dhaqaqay wanan iska baxay     cajib ! ,
  sharciga  sarakisha  bolisa  somaliland    iska ilaali

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker