Dhagayso: Waraysi , Suxufiyad ka Naafo ah Aragga Haddan Noqotay Wariye la Higsado

 

 

Warbixin lagu Waraystay Wariye Xamda Cabdi Sogsog oo ah Suxufiad Naafo ka Ah dhanka Aragga  isla Wakhtigana ka Hawl gasha Tv-ga Badda Cas 24  Xaruntiisa Magaalada Hargaysa ayaa ka Warantay Xanuunka ka haleelay dhanka Indhaha iyo sida ay kusoo Gaadhay ama Ay ugu Suurto gashay inay Noqoto Suxufiyad Maadaama ay Tahay Qof Aan waxba Arkayn.

 

 

WARAYSIGAAS OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DHAGAYSO

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker