Wasiirka Warfaafinta Guri Sadheeye, TV,yada uu ka Mamnuucey Somaliland & Buugaagta uu Qaranka Badh dhan ku aflaagadeeyey waa in Tv,yada & isaguba isku debi noqdaan.

Muuse Biixi  Wasiirkiisa Warfaafinta & Buugaagtiisaba ha is raaciyo uu Bulsho
dhan oo Somaliland ka mid ah oo hooyooyin, Hablo & sodohoba leh ku aflag-
aadeeyey inuu Xilka ka qaadaa, uugaagtaana gubaa Bisha Ramadaan.
Wasiirka caayey Dumarka halkii isaga in xilka laga qaado weeye, intuu ku and-
acoonayo, Tv,yada qaar ayaan shaqadii ka joojiyey.
Dumarka uu Wasiirku caayey, Bulshada S/Land iyagaa ugu badan, kolkaa Ninka
Bulshada intaa Le,eg caayey, siduu u yidhaahdaa TV,yada S/Land wax ka shee-
gay ayaan shaqada ka joojinayaa, isaga in shaqada laga joojiyo, oo isaga & Buugaagtiisaba Hawada laga saaraa, intuu leeyahay Tv,yo ayaan hawada ka
saarey.
Muuse Biixi Wasiirkiisaa Warfaainta Xilka haka qaado, Buugaagtiisana ha gubo.
Suldaan Cunaaye ha sii daayo, hadii kale Cali Gurey & Suldaan Xasana ha soo
xido, hadii kale Muuse wasiirkiisa Guri Sadheeye, Cali Gurey, & Suldaan Xasan
wuxuu raalida uga yahay Caydooda & aflaagadooda waa isku Reernimo, isku
xaafad, kolkaa Muusaw Madaxweyne Reer & Xaafadeed & Jeegaantii ayuun baad u tahay Madaxweyne ee sidaa u ogoaw, Inta Suldaan Cunaaye Reernimo
ku xidhan yahay, Cali urey, Guri sadheeye & Suldaan Xasana ay cayda aad u
fasaxdey, Xadhig & eelka toona aanay ku geleyn, cayda.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker