Madaxweynaha Muuuse Biixi Cabdi oo Booqasho Ugu Tegay Madaxweynihii Hore Axmed Siilaano

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta booqasho iyo salaan ugu tegay madaxweynihii hore ee Somaliland, ahna Aas-aasaha xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).

 

Halkan hoose ka daawo sawirada

Image may contain: 1 person, standing and indoorImage may contain: 2 people, people sitting, living room and indoorImage may contain: 1 person, standing and indoor

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker