Qarax Maanta ka dhacay magaalada Muqdisho & wararkii ugu dambeeyey

Warar   ka soo baxaya in qarax miino oo saaka ciidamo ka tirsan kuwa asluubta soomaaliya lagula eegtay meel u dhow madaxtooyadii hore ee Cabdi Qaasim oo aan ka fogeen Isgoyska Km4 ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in qaraxa uu haleelay gaadiid ay wateen ciidamada asluubta.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in hal qof oo mooto bajaajle ah uu ku geeriyooday qaraxa, halka 5 askari ay ku dhaawacmeen.

Ciidamada booliska Soomaaliya ayaa xidhay wadooyinka soo gala wadada, iyagoona halkaasi baaritaano ka wada.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker