Golaha Wakiillada JSL Oo Guddi U Saaray Wax ka badalka iyo Kaabista Nidaamka Ururada iyo Asxaabta Siyaadda

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada JSL Baashe Maxamed Faarax Oo Guddi U  Saaray wax kabadalka iyo kaabista Nidaamka ururada iyo asxaabta Siyaadda Somaliland , isagoo guddidaas u qabtay muddo todoba maalmood ah.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker