Ammaanka Magaalada Garoowe Oo Aad Loo Adkeeyey Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Saaka Ee Udiyaar Garawga Doorashada.

Garoowe-(OWN)-Ciidamada dowla goboleedka Puntland ayaa si aad ah u adkeeyey amniga guud ee magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal.

Ciidamo badan oo maamulkaasi ah ayaa lagu soo daabulay gudaha magaalada Garoowe si ay amniga u adkeeyaan maalmaha doorashada.

Sideedda bishan ayaa lagu wadaa in Garoowe ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha ee Puntland oo ay u taagan yihiin musharraxiin aad u badan.

Dhanka kale, Garoowe waxaa ku sugan ciidamo badan oo ay kala wataan musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha ee maamulkaasi.

Warkan Wixii Kusoo Kordha Kala Soco Wararkeena Danbe

Xarunta Wararka Oodweyne/News.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker