Somaliland Oo Fashilisay Barnaamij Galaaftay Nolosha Dad Badan

 

Hargeysa (OWN)- Baanka Dhexe ee Somaliland, ayaa dalka ka mabnuucay isticmaalka barnaamijka Khamaarka ee 1XBET oo lagu tilmaamay inuu la mid yahay Barnaamij la magac-baxay ‘Jiif-oo-Jaq’ oo sannado ka hor lagu dhacay Shacabka Somaliland.

Barnaamijka 1XBET ayaa ah Khamaar Qofku lacagtiisa ku heli karo ama ku waayi karo lacag kale, waxaana inta badan fududeeya Adeegga Isu-xawilaadda lacagaha ee telefoonada Gacanta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker