Booliska Holand Oo Gacanta Ku Dhigay Ninkii Ka Danbeeyey Weerarkii Toorida Ee Magaalada Hague.

Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay Saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague,sida ay xaqiijiyeen Boliiska halkaasi.

Qabashadaan ayaa daba socota shil maalinimadii Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsaday 3-ruux oo dhallinyaro ah.

Ninka la qabtay oo 35-jir ah ma laha cinwaan ama deegaan la ogyahay,Waxaana loo gudbiyay saldhig boolis halkaas oo laga weydiinayo su’aalo.”

Saddexda qof ee dhaawacmay waa laba hablood oo 15-sano jir sh ah iyo wiil 13 jir ah,waxaana dhammaantood laga soo saaray cisbitaalka goor dambe oo Jimcihii aheyd.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker