Wasiirada reer Awdal oo Nidar la galay Madaxweynaha Somaliland iyo Bulshada Gobolka vs Jewigii 35 Dhalinyaro

Hargeysa (OWN)- 35 Dhalinyaro oo 26-kii June magaalada Boorama laga soo qab-qabtay kaddib markii ay la soo baxeen calanka Soomaaliya, ayaa maanta xorriyadooda dib loogu soo celiyey.

Wasiirka Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay sii-deynta dhalinyaradaas oo uu sheegay inay ku timi cafis madaxweyne kaddib markii xubnaha wasiirrada iyo xildhibaannada baarlamaanka ee ka soo jeeda gobolka Awdal codsi sii-deyntooda ay kaga dalbanayaan u gudbiyeen madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo ay yeesheen kulan fool-ka-fool ah.

Hadalka Wasiirka Beeraha iyo Munaasibad kooban oo lagu soo dhaweeyey dhalinyarada oo laga sii daayey Jeelka Gabiley, kaga bogo Muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker