Hambalyo Ku Socota Arooska Lamaanaha Isguursaday Ee C/Risaaq Saleebaan Jaamac Xandule Iyo Marwadiisa Siciido Ibraahim X Ducaale

Waxa Halkan Hambalyo Salaamo Qaaliya Loo Marinayaa  Xaflad Aroos oo Si Heer Saro Ah Loo Soo Agaasimay Kuna Waajahan Aqal galka Qoyska Cusub ee Iscalmaday Mudane C/Risaaq Saleebaan Jaamac Xandule  Iyo Marwadiisa Siciido Ibraahim X Ducaale kana Qabsoomay Dalka Jarmalka Gaar ahaan  magaaladda, Mulhem

 Dhammaan Qoysaskan Halkan ku qorani oo kala ah reer jaamac xundule iyo reer Ibraahim Xuseen  Ducaale iyo Reer CuraagteXuseen Ducaale reer Maxamuud Jaamac Xundle Reer Warsame Jaamac  Reer Macalin Maxamuud Reer Xasan Cali Yare Cabdi Jaamac Xujaale iyo Dhammaan reer Cali Kooshin

Geesta kale waxa iyaguna hambalyo tan la mid ah u dirayaa Suldaanka Guud ee Ciise Muuse Suldaan Cismaan Cali Kooshin Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Dalka Garyaqaan Aadan X Cali Guddoomiyaha Maxkamadda Degmadda Hargeysa C/Rashiid Beer Geel Ganacsade Farxaan X Cali Ganacsade Farxaan liibaan Xildhibaan Maxamuud jaaamac X Cilmi Dable Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqada Mudane Maxamed Aadan Ilkacase Axmed Macalin Maxamuud Iyo Marwadiisa  Cali Cabdi Jaamaca Sacad Cabdi Jaamac Mustafe Cali Yuusuf Axmed Cabdi Guray Shaafici Xasan Cali yare

Mudanaha iyo Marwadiisa oo Aqal Galkoodu  ka Qabsoomay Dalka Jarmalka Gaar ahaan magaaladda, Mulhem          waxaanay ILLAAHAY uga baryeen inay noqdaan kuwii isku raaga ubad khayr qabana kala hella AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

Masuuliyiintii iyo marti saraftii tirade badnayd ee meesha iskugu timi waxa ay si siman ugu Hambalyeeyeen,uguna duceeyeen Qoyska cusub ee soo kordhay Boqorka Cabdi Risaaq Saleebaan Jaamac Xandule Iyo Marwadiisa Siciido Ibraahim X Ducaale Gabagabadii waxay Alle uga baryeen inay Guul ka gaadhaan Hadafkooda Nololeed kuwii ku noolaada farxad,Guul iyo barwaaqo Ubad kheyr-qabana kala hela, gurigii lagu nastee lagu nagu nagaado Raboow ka yeel.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker