Meelo ka mid ah Somaliland Oo Aan Qaad La Keenin

Banaan baxyadda ka dhacaya deegaanadda Oromada ee dalka Ethiopia ayaa sababay inuu hakad gallo qaadkii loo iib keeni jiray magaalooyinka Somaliland qaarkood.

Wararka ayaa sheegaya inay beeralayda Oromada ee dalkaasi ay hakad galiyeen iibinta qaadka.

 

Halkan hoose ka dhagayso warkaas ooo dhan

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker