Gudoomiye Cusub Oo Loo Doortay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ)

Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa loo doortay Gudoomiye Cusub  ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Soomaali ah.

Kirill Gevorgian oo u dhashay Ruushka ayaa isna loo doortay gudoomiye  kuxigeen, madaxdan cusub ayaa xilla hayn doona min saddex sano.
Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ayaa bisha soo socota ee March ee sanadkaan 2021 waxay qaadaysaa dawcadda dowladda Federaalka Soomaaliya ka gudbisay sheegashada Kenya ee biyo badeedka Soomaaliya.

Maxkamadda ICJ ayaa dhowr mar dib u dhigtay dacwada muranka badda ee dowladdala Soomaaliya iyo Kenya, kadib markii Kenya dalbatay dib u dhista, balse waxaa la filaya in bisha March la dhageysto dacwada.

 

https://www.theeastafrican.co.ke/tea/news/world/us-judge-takes-over-at-icj-from-somalia-ahmed-yusuf-3284966

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker