Dalku ma GEBIILAY oo qudhaa

Dalku ma GEBIILAY oo qudhaa

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib dalku ma GEBIILAY

Oo qudhaa?

Kordhiye. Saaxiib adigu manta ii kordhi.

Keene. Saaxiib kuu kordhiyaye inta badan warbaahinta markaan

Is idhaa yara eegba wax ugu horraysa GEBIILAY oo ama dhagax

La dhigayo ama mashruuc la furayo.

Kordhiye. Saaxiib waxaan kugu kordhinayaa weliba dhagaxdhigeedu

Maaha ka DAADMADHEEDH oo kale ee waa mid markiiba la bilaabo

Hadda saaxiib berigii hore qofka wax aanu xaq ulahayn lagu badiyo

Haduu iska joojin waayo oo odhanwaao waar annagu biyo waa

Haysanaaye reerahaa ooman ugeeya waxa la odhan jiray waa GUN

KEENE. Thee hadaba saaxiib yaa labada qolaba ushega

KORDHIYE. Saaxiib waa labadee?

KEENE. Waa reer gebiilay iyo xukuumadda.

 

Guuleed liibaan    snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker