HADAL BILAA DHADHANA
Hadal bilaa dhadhana
Keene iyo kordhiye
Keene. Saaxiib ma dhegay sanay say nin weyn oo masuula
Oo isaga oo fadhiya xafiis qaranku leeyay ku faana yay in kursigii
m/ weynaha ay iyagu ku fadhiyaan isaga oo ka hadlaayay arrintii
ina geele arab oo s/laan jabuuti qareen u ahayd.
Kordiye. Adigu ma maqlaysay isla arintaa oo mar loo tegey
Caddaaladda isna ku jawaabay ma reerkayagaa ujeedaan.
Bal saaxiib habaarka ku dhacay s/laan eeg
Saaxiib hadalada noocaasi waa bilaa dhadhan.
Saaxiib waxa aan la yaabay kii hashu u irmaanayd oo doonaya inuu
Dhuunta ku dhufto oo gawraco
Iyo mid aan waxba ku qabin oo doonaya inuu meel dooga daajiyo
Aakhirkana haddaan wax labedelin oo aan uarko inaan loo jeedin
Danbaa gawrici.
Guuleed liibaan snm1710 @livecom