URAYSATAY EE AAN EEGO WAXAY DHASHO

Waxa aan qarsoodi ahayn in Farmajo iyo Abi Axmed heshiis ku gaadheen in Farmajo siiyo (10)km oo balaadh ah oo uu ka siiyo xeebta Zaylac taas oo Farmajo shardi ku xidhay odhanaaya S/Land hoos keen fadaraalka markaas baan awood u helaya oo aan heshiis saxeexi kara. Taasi waxay dhashay in Abi Axmed inuu ka dalbado yamamoto in uu Somaliland daqad saaro iyo weliba
hadidaad in mucaawimada lagaa jaryo hadaad diido wada hadalka.

 

Amb. Yamamoto isaga oo tix gelinaya codsiga Abi Axmed uu ku guulaystay in uu shirka soo fadhiisiyo Somaliland, xukumada Somaliland way ogtahay baytalqasiidka arrintan oo dhan ka dambeeya oo ay marag u tahay qudbadihii mamulka Ethiopia jeediyeen ee ku salaysna badda Somaliland. Madax. Musa Bihi iyo xukuumadiisu way ogyihiin mashruuca meesha ka socda waana laga sugayaa waxay ka yeelaaan.

Arrinta baad waa Adna Adantii la majeeranay ayaaba u daran oo u ololaynasa in qaxontiyada Farmajo ku soo raro Somaliland mar hadday difaacayso isdhexgalka bulshada. Miyaa la`ilaabay labaatankii xero ee qaxoontiga ahaa ee dawladii Siyaad Barre ka samaysay Somaliland macneheedu ahaa inanka ku dashaa ha ku murmo Somaliland.

 

Gebagebadu waxay tahay UURAYSATAY AAN EEGNO WAXAY DHASHO.

 

QORE
AXMED MOHAMED XUURI

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker