Xafiiska Guud UNisom oo soo dhaweeyay Safarka Madaxwayne Dani ee Muqdisho

Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya UNSOM ayaa boggaadiyay booqashada la filayo inuu dhowaan magaalada Muqdisho ku tago Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni.

 

Qoraal kooban oo barta Twitter-ka ee UNSOM lagu qoray island markaana  lagu sheegay inay ammaanayaan in Madaxweyne Deni uu booqdo Muqdisho

 

kuna faraxsan yihiin wafdigii Dowladda Federaalka uga qeyb galay shirkii Wadatashiga Puntland inay arrintan soo dhoweeyaan

 

dhoweeyaan.

UNSOM

@UNSomalia

.@UN in commends President Deni’s intention to visit Mogadishu & is pleased Fed. Gov.’s delegation to Puntland Consultative Conference welcomed this. We look forward to the meeting between President Deni & President Farmajo to advance dialogue in the national interests.

View image on Twitter

 

Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay inay sugayaan kulanka u dhaxeeya Madaxweyne Deni iyo Madaxweyne Farmaajo, si loo sii hormariyo wada hadalada danaha guud.

 

 

Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa dhowaan sheegay inuu booqasho ku Tegi doono magaalada Muqdisho iyo xarumaha dowlad goboleedyada

 

si uu ugu gogol xaaro wada hadalo la filayo in Garowe ku yeeshaan Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si looga arrinsado khilaafka labada dhin

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker