kan qudhiisaa waalan

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib xukuumaddii lalahaa

Waa reer waxaad mooddaa in madax weynuhu u marag fyray

Sababtoo ah isku shaandhayn uu sameeyay wax la yidhi wuxu

Uga jeeday inuu maaliyadda ku soo wareejo reer kooda

Taasina waata ay umaadu la yaabtay .

 

Kordhiye. Saaxiib waa run taasi markaa saaxiib iskaddaa cid kala oo

Inaadeerkii cali guray ayaa yidhi waan ka naxay wasaaradaa laga

Qaaday garxajis ee nala siiyay waayo waa arin xasaasya inuu halkaa

Ama reerkaa taabto taasi waxay caddaynaysaa in qudhiisu

WAALAN YAY waayo M/WEYNAYAASHII HORE  way iska ilaalin jireen

Wasaaradda maaliyadda inay reerkooda ka dhigaan.

Haddaba shacabka S/LAAN  ma sidii siilaanyo ayay eegan intuu

Dhammaysanayo mise way iska qaban.

Waa yo wax walba annakaa le intiina kalena daawada wax la aqbali

Karo maaha shacabyahaw diyaar garooba.

 

Guuleed liibaan   snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker